Ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ayaa xabsiga dhigay horjooge lagu soo dhaweeyay Cali Geelle, kadib toogasho xalay ka dhacday degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud.
Horjoogahan ayaa waxaa gacanta ku dhigay kooxda Khawaarijta iyo ciidamada qalabka sida iyo Booliska, waxaana intii uu safarka ku jiray ay ciidamadu gacanta ku dhigeen gaari noociisu yahay Suzuki, qori AK-47 ah iyo rasaas laga helay horjoogahaasi oo ku dhuumaaleysanayay.
0 Comments