LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Waa qoso dhab ah

 Waxan ku dhashtay magalada Mogadishu

Khasatan dagmada hilwa ee gobolka banadir

Waxan idinla wadaga qiso 

aan jcly ina sheego laakin 

tanta ay keentay 📃waxan ahay qof aan waxa so baran laakin daruufo jiro

 awadeed waxan ku noolaay xafad ku taalo

Dagmada hilwa oo la dhaho jiliyaale ☀️

Waan xafdeedi aan

 jclylahay laakin nasib daro

Waxa taariikh dhalasho ah

mahayo oo xliga aan

dhashtay laakin ila hada 

waxa sax ma haayo laakin 

waxa lagu qayaasa ina 

dhashtay sankii 1998-waxa

 i garab is taago man helin 

dhanka waxa barashda

hooyo io abe intaba “waxan 

soo maray xalado adag oo 

kala dugan oo dhanka

nolosha ah /alxamdu lillaah)

dagal dheere oo dhanka

nolosha ah waan ka so gudbay hada waxan

ahay xoogsade oo la yaam 


buriya waxan u shaqeeya 

shirkad koronto laakin man

 gaari heerka aan rabay

dhanka waxa barsho ee an 

rabay ila hada waxan dareema 

laakin waxan rajeeyna ina mar ka baxo i a

Post a Comment

0 Comments