LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Somali io tukiga🇸🇴👉🇹🇷



Qaar ka mid ah warbaahinta dalka Turkiga ayaa sheegay in xukuumadda Ankara ay qorsheyneyso in xeebaha Soomaaliya ay u soo dirto markab dagaal oo dhanka badda ah, si ay u difaacaan markabka ka shaqeeya arrimaha baarista iyo tamarta, kaasoo la filayo in bisha soo socota uu ka dhoofo Soomaaliya.


Wasiirka Tamarta ee dalka Turkiga, Alp Arslan Bayraktar, ayaa todobaadkii hore u sheegay Warbaahinta Turkiga in Turkigu uu ruqsad u haysto inuu shidaal ka soo saaro saddex goobood oo ku yaalla Badda Soomaaliya, oo midkiiba uu ku wareegsan yahay 5,000 oo KM. ✍️ ما الجديد في الصومال وتركيا؟


وذكرت بعض وسائل الإعلام التركية أن حكومة أنقرة تخطط لإرسال سفينة حربية تابعة للبحرية إلى سواحل الصومال، لحماية السفينة التي تعمل في مجال التنقيب وأبحاث الطاقة، والتي من المتوقع أن تنطلق الشهر المقبل الصومال.


وكان وزير الطاقة التركي، ألب أرسلان بيرقدار، قال لوسائل إعلام تركية، الأسبوع الماضي، إن تركيا لديها ترخيص لاستخراج النفط من ثلاث مناطق في البحر الصومالي، يبلغ محيط كل منها 5000 كيلومتر.

Post a Comment

0 Comments